Boorama (Hargeisa Press): Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqadda iyo arrimaha bulshadda Somaliland Maxamed Cilmi Aadan, ayaa maanta qalab ku wareejiyay xafiiska ay wasaaradu ku leedahay magaaladda Boorama.
Waxaana agaasimaha soo dhaweeyay isu-duwaha wasaaradda shaqadda ee Awdal iyo shaqaalaha xafiiskaasi oo uga mahad celiyay qalab xafiiskeedka uu soo gaadhsiiyay.
Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi:
Hargeisa Press