Abwaan Weedhsame Oo Ka Hadlay U Jeedada Looga Joojiyay Madashii Berbera,Kuna Eedeeyay Xukuumada

0
545

Hargeysa,(HargeisaPress)-Abwaan xasan daahir (Weedhsame) ayaa la hadlay warbaahinta waxa uu faahfaahin ka bixiyay u jeedada uu isku yeedhay warbaahinta iyo cida ka dambaysay xaflad loogu talo galay in uu ka soo qayb galo waxan uu dhaliilo kala duwan u jeediyay xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxweyne muuse biixi oo uu ku tilmaamay in ay ku xadgudubtay sharciyada dalka u dajisan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here