Hargeysa,(HargeisaPress)-Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Xaaji Cali Xasan ayaa si adag uga hadlay Khilaafka ka taagan Koomishanka Doorashooyinka Qaranka.
Hogaamiyaha xisbiga wadani oo ku hadlayay afka labada xisbi ayaa Gudida Doorashoyinka Ugu Baaqey Inay Is Casilaan.
HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA