“Aabahay oo 80-jir ah ayaad qixisay anigoo 80 ah i qixin-maysid oo ka yeeli-mayno..”

0
556

Hargeysa (HP): Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa luuqad adag kula hadlay madaxweyne Muuse Biixi.

Waxaanu sheegay in beeshiisa laga hor taagan yahay jn ay qabatp kursiga ugu sareeya dalka.

Faysal, ayaa nogaadiyay in taageereyaasha xisbiyada mucaaradku ay ogolaadeen in madaxqeyne Biixi uu garoonka diyaaradaha Hargaysa ka dhoofo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here