Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya oo Booqday Xarunta Shaqodoon

0
720

Hargeisa (HargeisaPress)- Safiirka Midawga Yurub ee Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martínez iyo wefti uu hogaaminayo oo mudooyinkii u danbeeyay safar ku joogay Somaliland ayaa maanta booqday Xarunta Shaqodoon ee magaalada Hargeisa, Waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiinta xaruntaasi.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here