Jigjiga,(HargeisaPress) —Magaalo madaxda dawlad deegaanka somalida itoobiya ee jig jiga ayaa markii ugu horaysay lagu qabtay munaasibad loogu debaal degayo maalinta lasoo noqoshada Madaxbanaanida qarannimada somaliland ee 18may. taasi oo habeen kii xalay ay jaaliyada reer Somaliland ku dhaqan jig jiga qabteen munaasibada ay ugu dabaal degayaan 18may.