Madaxweynaha Somaliland oo ka qayb galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Marxuun Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle

0
935

Hargeysa,  (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxmaed Silaanyo oo ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Taltaanle oo maanta si heer qaran ah loogu aasay magaalada hargeysa gaar ahaan xabaalaha naaso hablood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here