Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyay In Aanu Jaamac Shabeel Ku Hadli Karin Afka Xisbiga

0
1065

Hargeysa (HargeisaPress)- Xoghayaha guud ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf ayaa waxaa uu shaaciyay in aanu Jaamac Shabeel afka xisbiga ku hadli karin isagoo sheegay in uu shakhsi ahaan uu hadli karo.

Sidoo kale Xoghayaha guud ee Xisbiga Kulmiye ayaa waxa kale oo uu ka hadley warar sheegaya in khilaaf xoogaani soo kala dhex galay isaga iyo Madaxweyne Muuse Biixi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here