Wasiirka Maaliyada Iyo Duqa Gabiley Oo Raashin Uqaybiyey 130 Qoys Oo Ah Deegamada Abaaruhu Ku Dhufteen + SAWIRRO

0
833

GABILEY, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo ay weheliyeen hayada deeqda uqaabilsan wadamada islaamka alhuda sucuudiyaan oo hogaaminayo maayaraka magaalada gabliey maayar aamin cumar cabdi.ayaa abaaro 2:00 duhurnimo maanta raashin deeqo ah ugu qaybiyey deegamada gobalka gabiley.deegamada oo kala.deeganka Aro Guduudan,Korjiga Iyo deegamo kale,hadaba deedan oo gaar ahaan gobalka gabiley 5700 oo qoys.waxan si rasmi ah loo gaadhisiiyey 130 qoys.

 

Ugu horayn waxa hadal ka jeediyey wasiirka maaliyada oo aad ugu mahad naqday mdaxwaynuhu gudiga uu umagcaabay aabaraha oo usoo jeediyey hayadaha deeqaha bixiyaan inay wax kala qabtaan abaaraha baahsan ee heleelay dhamaan gobalada dalka Somaliland.isla markaana baaq dheer gaadhsiiyey jaaliayad soamlialn iney wax kala qabtaan dadkooda abaaruhu haleelen,hadaba kormeerka wasiirka maaliaydu ee ay ugusoo kicintantay deegamada aabarahu waxa la kowsaday roob  oo alle nimcadiisa ugu deegamada abaaruhu ku dhufteen ,waxa kale oo wasiirku alle ugu mahadnaqdey nimcada uu shubey manta dadkana iney alle baryaan.qalbigana isu wanajiyaaan.

qa

Waxa sidoo kale ka Hadley Maayirka magaladda Gabiley Maxamed Aamin Cumar,una mahadnaey madaxwaynaha qaran Somaliland iyo gudiga abaaraha oo aad iyo aad ugu dadaalaya dadkooda abbaruhu haleelen,islamarkaan gaadhsiin doono deedan deegamada kale ee abaaruhu ku dhufteen.

 

Sidoo kale waxa ka Hadley badhsaabka gobalka gabiley,oo aad umanaay wasiirka maaliyada marwo samsam cabdi adaan kuna tilmaayay karti iyo awoood ay dheertahay wasiirada kale,isla markaana aad ugu dadaalaysa shacabkeeda abaaruhu haleelen.

 

Hadaba aabarahan ooo aad iyo aad uhaleeeley gobalka gabiley oo dad iyo duunyaba aabaruhu la tageen.islamrkaa waxaa indhahaagu qabanayeen xoolo aad ruqdey.iyadoo gudi heer qaran ah madaxwaynuhu qaranku sameeyey.oo aabaraha ka hawl gasha.

 

 

Abdikareem Mahamed Aw,Aadan — HargeisaPress — Gabiley

Email:  wacay28@hotmail.Com

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here