Shirkadda Dahabshiil Motors Oo Dalka Keentay Gawaadhida Santa-fe 2019

0
2244

Hargaysa (Hargeisa Press): Shirkadda caalamiga ah ee Dahabshiil motors oo qayb ka ah Dahabshiil Group ayaa markii u horaysay dalka keentay gawaadhi aad u cusub oo aad uga duwan kuwii hore dalkeena loo keeni jiray.

Baabuurtan casriga ah ee ay keentay soo dejisay Dahabshiil motors waxaa ka mida kuwa loo yaqaano Santa-fe 2019, kuwaasoo noocoodu aad uga tayo sareeyo noocyadii hore dalkeena loo keeni jiray.

 

Gawaadhidan cusub ee ay so dejisay Dahabshiil motors ayaan weli la gaynin wadamo badan oo ka mida Afrika iyo meelo kale.

Sida  uu sheegay Cawil Saalax Cabdi, oo ah maareeyaha guud ee Dahabshiil motors.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaas Oo Faahfaahsan:

HargeisaPress News Desk- Hargeysa

info@hargeisapress.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here