Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Hadyaddo Guddoonsiiyay Arday Ku Tartamay Qur’aanka

0
743

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta  ka qayb galay munaasibad  ballaadhan oo lagu abaal-marinayay arday da’a yar-yar oo ku tar-tantay musaabiqadda Al-waxyayn ee qur’aanka kariimka ah iyo axaadiistii rasuulka NNKH.

Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ardaydaasi ugu hambalyeeyay guushaasi ballaadhan ee ay soo hoyeen isla mrkaanna kula dar-daarmay inay ilaaliyaan kuna camal falaan kalaamka ALLE SWT.

Waxaanu halkaas ardayda ku guulaysatay lagu guddoonsiiyay baabuur, dahab iyo had’yaddo kala duwan oo qaali ah.

Halkan Ka Daawo Hadalkii C/raxmaan Saylici Ka Jeediyay Xafladaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here