Madaxweynaha Dalka Djibouti Oo Ka Qayb Galay Kulan Ay Iskugu Yimaadeen Xubnaha Xisbiga RPP + SAWIRRO

0
906

Djibouti,(HargeisaPress)- Madaxwaynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geele iyo raysalwasaraha Djibouti ayaa a qaybgalay kulan wadatashi oo mudo laba cisho ah usocday Xisbiga talada Haya Ee RPP. Madaxwayne Geele ayaa kulanka ka jeediyay khudbad dhinacyo Badan Taabanaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here