Madaxa Ololaha Doorashada Xisbiga WADDANI Xamse Khayre Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Xasaasi Ah

0
1081

Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxa Ololaha doorashada xisbiga WADDANI Xamse Khayr oo dhawaan xilkaasi murrashax Cirro u magacaabay ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan xilka loo magacaabay,halka ay ka dhigan doonaan xarunta ololaha doorashada isaga oo sidoo kalena eedaymo usoo jeediyey xukuumadda iyo xisbigeeda KULMIYE.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here