Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Oo Beeniyay In Shidaal Yaraan Ay Jirto

0
1434

Berbera , (HargeisaPress) —Maareeyaha haamaha kaydka shidaalka Berbera ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadallo maalmahan la isla dhex marayay oo ahaa in shidaal yari ay dalka jirto, isla markaana ay faaruqeen haamaha kaydku.

Hase yeeshee Xasan Embassy, oo warbaahinta kula hadlay Berbera waxa uu sheegay in shidaal kayd ah uu haamaha ku jiro, sidoo kale-na uu dekadda Berbera ku soo xidhay Markab weyn oo shidaal sida.

Halkan Ka Daawo Maareeye Xasan Embassy  Oo Arrimahaas Faahfaahinaya:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here