Maamulaha Shirkadda Dahabshiil Muxuu Ka Yidhi Heshiiska Caalamiga Ah ee Somaliland Iyo DP World.

0
94

Hargeysa, (HargeisaPress) –Maamulaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid, ayaa si ballaadhan sharraxaad uga bixiyey fursadaha maal-gashi ee ku dihin Somaliland iyo Heshiiska Caalamiga Ah ee Somaliland Iyo DP World.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY