HAMBALYO AROOS: Maxamed Dahir Ibrahim Iyo Shugri Ahmed Maxamud + SAWIRRO

0
1469

HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.

Waxay Hambalyo Aroos u dirayaan, Maxamed Dahir Ibrahim Iyo Shugri Ahmed Maxamud Oo Arooskoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa, 16/12/2016. Ugu danbayna Dhamaan dadkaasi  waxay qoyskan cusub ugu ducaynayaan ducadii Rasuulka (S.C.W) ee ahayd BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR, AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here