halkan kadaawo sawwiro qiimo leh oo lagu qabtay 19 may guriga madax tooyada ee magaalada burco (sawiro)

0
968

Munaasibaddan balaadhan ayaa waxa kasoo qeyb galeen Madaxweyne Ku Xigeenka Mudane C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey.

Burco, (HargeisaPress) — 19.05.2016 Sannad guuradda 25aad ee lasoo noqoshadda Somaliland oo ilaa shalay ilaa xalay si wayn looga xusayey Magaaladda Burco, ayaa habeenkii xalay Xafladd Maamuuskeedu sareeyo lagu Magaldaxtooyadda Burco.

Munaasibaddan balaadhan ayaa waxa kasoo qeyb galeen Madaxweyne Ku Xigeenka Mudane C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey.

Xafladda ayaa intay socotay lagu soo bandhigay ciyaare dhaqameedka uu caanka ku yahay Gobolkan Togdheer, Heeso waddaniya, Qalaamo rogodka Hovoyoco, waxaan si gaara madasha uga dhex muuqdey Fanaanka Caanka ahaa ee HALWAD.

Waxa si gaara madasha uga dhex muuqday oo dadweynihii tiradda badnaa ee madasha kazoo xaadirey soo jiitay, markii saacaddu mareysay 11:45 habeenimo ayaa calanka laga taagay Madaxtooyadda Burco, iyadoo Magalaadani ahayd meeshii uga horeysay laga taagey Calan Somaliland leedahay. Iyadoo shayga ay nasiibka xalay Burco uheshay ahayd in Askarigii 1991 taagay Calan Somaliland leedahay uu xalayna taagay 25sano kadib.

Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Mudane Saylici ayaa dadweynihii xalay madasha kasoo qeyb galay kala hadlay ayaa si wayn ugu nuuxnuuxsaday halgankii loo soo marey dabaal degan 18may, Madaxweyne ku xigeenka ayaa hanbalyo udirey daweynaha reer Burco. Ugu danbeyn Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa dalcaad u balan qaadey Sarkaalkii Calanka Saaray 1991 caawana 25 sanno kadib caawa halkan calanka ka saaray.

13238948_234714946902705_6485686527088214683_n 13239139_234714783569388_5151788237221056186_n (1) 13239139_234714783569388_5151788237221056186_n 13239188_234714660236067_1083290066780311867_n 13239210_234719560235577_9183002463421007793_n 13240070_234715596902640_1784479134125574592_n (1) 13240070_234715596902640_1784479134125574592_n 13240144_234717773569089_5588529635467733064_n 13241293_234718343569032_3606795616589463312_n 13245410_234724430235090_688192502809917767_n 13245428_234714710236062_6657256178131744393_n 13245429_234718960235637_2522096824064557527_n 13245472_234717496902450_5682232157016363585_n 13254146_234723443568522_7167225385105682241_n 13260257_234717346902465_5875992113889836884_n 13269253_234708740236659_3206128136200639784_n

Wariye sakariye cabdiraxmaan ibraahin

HargeisaPress News Desk — Burco office

sekeriye80@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here