FICILADA DABAAJIIRTU KAMA SUURTA GALAAN SOLJA. by: Aadan Cabdi Ciidle

0
1204

akhristayaashayada sharafta iyo karaamada naga mudanaw waxaynu lasoo soconay koox cadawku ah madaxbanaanida saxaafada soomaaliland iyo qaranimadaba oola baxday ururka saxaafada bariga iyo badhtamaha soomaaliland kolkiiba waxaabilaabmay didid aykala yaaceen saxafiyiintii shalY midaysnayd ookala shikisan bari iyo galbeed ninka ukala guray makassaa wiiqay midnimadii mise waxaa wiiqay kamidnimada iyo wadajirka soomaaliland wada makuwa boorama konton suxufi ugu qabatay .
sida lalawadasocdo saxaafada sidaa lookalawiuqay ee bari iyo galbeed iyo badhtamahada lahayo waxaa sidalalawada socdo ay solji kuqabatay markii ugu horaysay siminaar kale ookonton suxufi loogu qantay magaalada laascaanood hotel xamdi halkaasi oo si gacma furan marti gobeed soomaaliland nimo ah aanu halkaasi uguqabanay saxafiyiintii waxsanukusoo dhamaaday isfahan aqoon iyo isdhexhal.kooxaha kucaanka ah taranka naxa qabyaalada dibjirnimada .koobka kuqaaday ayaa jafana waxay maalintii jimcahii kuqansadeen shirku sheeg fashilmay oo bari iyobadhtamahadii kabilaabma nimanka dhuumanayay nimanka sabti iyo axad midna qansanwaayay shirkoodii sidii karantii duhurkadaday ay daaha hoostiisa maalin jimce ah kuqabsadeen saacad qudha ooo aanwaxna lagu dooran waxna laga faaiidin waxaa ujaray markay ogaadeen hadimada kooxdan kudhagaraysan saxaafada soomaaliland ee ukala dilaaciyay sida marada bari iyo badhtan iyo galbeed.

saxfiyiinta shatafta le eegobolada laascaanood iyo sanaag iyo togdheer oo fahmay mushkilada aykooxdani wadaan inyar oodaaha dabadiisa kahagaysay iyo labaatan warmooge dalkana aancidika aqoon iyo xubno iyagooyayar aymadaxmartay madaxjacayl aan qiyaas lahayn syku silbadern iskadaa bari iyo galbeede nerbera midaynkari waayay waxay solji mahadnaq balaadhan uhaysaa xunnahii reer saaxil eediiday insaxaafada godoblagagalo hortoodana saxaafafa lagu gawraco hortooda waxaanka mid ahaa xubnahii sida geesinimada hotel maansoor kuwateejiyay hogaaminta ururka solja isla mar ajaantaana qaybsigii awooda lagalay ilaahaybaa lagabaqayaaye lagukalafoodqaaday inhogaankisolja sjirkaa kuwareejiyay xilkii kamidbaan ahaa xubnahii ugu godob badnaa ee hawshaa waday mana jirto cid iga sheegankartaa solja waxay diyaar utahay jaybada wadajirka iyo midnimada saxaafada soomaaliland hadaan han iyo hogaanku ogahay aniguba kama hadleen lkn xubno nacayb iyo munaafaqadi daashatay oo asn laba habeen siiwada soconkarin maaha inay nulshada iska horkeenaan inamsda yaryar xilka xaasidnimada uwaashay waxaan leenahay kuwa muraadkoodu yahay msalinla casuumo ayaanay mustaqbalkiina meelmadaw idinkaga tuurin waxaan mahad uhsynaa saxaafadii kahortimid kooxda qawlaysatada ah ee iyagoon dhalan afa kalaqaybinaya ee teer saaxil gaar ahaan tv yada qaranka hctv star tv somali chanel iyo bulsho ooka dhaartay inay madaxa galiyaan hoolkii ay sjirka kusheegayeen.

waxaa hadaba nasiib daro interda leeg ah in nacaybkii aykooxdaasi cali khaliifkasamaysatay shacabkoodii ay kulasoo halgashaan ceeb aanjirin oo ay ceebtii gaadhiga hogaamiye kooxeedka kala qayniyay saxaafada solji alaylahe umataagna kharbudaada dalja waxaanay xaaraanla tahay ururka solja inaanu iskadaa gaadhiga oowaxlaga yeelo e aanay faraha lagalin shirkoodii usocday waxaa gadaba nasiibdaro ah inay ceebtii dhexdooda taalay doonaan inay kushaabadeeyaan ururka solja solji umataagna waxyeelaynta saxaafada soomaaliland jadabs waxaan xaaljasiinaynaa dadkii indhahooda ku akhriyau ceebayntaa aansal iyo raadtoona lahayn ee aycaadaysteen kooxdaasi quustaqarka usaaran solji waxaybalanqaadaysaa inaysiuwadayso gacanqabashafa saxaafada soomaaliland oo aankala lahayn bari badhtan iyo galbeed waxaan xaaljasiinaynaa saxafiyiintii kuniyadjabay buuqaasi lalasoo doontay.
waxaan hadaanu nahay ururkasaxafiyiinta eesolja uga digaynaa inay kusiisocdaan ceebaynta ururka islamar ahaantaana markii dadwaynaha deegaanka berbera ay ogaadeen dibindaabyada kooxdaasi aygacan waxkaga qabteen .

solji waxay kudardaarmaysaa isku duubnida saxafiyiinta reet saaxil iyo kuwa soomaalilandba inay iska ilaaliyaan kala fuquuqa lagula dhexjiro anagoo balanqaadayna inaanu tababarka kan xigana kuqaban doono magaalada berbera si aanu usaxal saaro duriga kooxdaasi ladhexgashay saxaafada gonolja waxaan kula talinaynaa kooxdaasi gooni ugoisatada ah inaykusoolaabtaan gogoshii midnimada saxaafada soomaaliland kana baydhaan godadka ayku dhacern kuwa hore u khasaaray abagabadii waxaankusoo gabagabaynaynaa qoraaljan golxoo dhami maaha tuyr marbay gadkaleeto tahay dabnahoo gargariura iyo gaangida waxaa keena been.

 

wabilaahi taefiiq

Aadan Cabdi Ciidle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here