DHALASHO FARXAD: Xasan Cumar iyo Xaaskiisa Kaltuun Muxumed oo Caawa Gabadhi ugu Dhalatay Hargeysa

0
2052

HargeisaPress —Tahniyad Dhalasho Farxad leh – Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Tahniyad Dhalasho Farxad leh u dirayaan. Xasan Cumar Nuur iyo Xaaskiisa Kaltuun Muxumed oo Caawa 12/6/2019, Gabadhii ugu dhalatay Cisbitaalka Gargar ee Magaalada Hargeysa, Waxaan Illaahay uga baryayaan inuu ka dhigo midi dalkeega, dadkeega iyo diinteedaba anfacda. Aamiin Aamiin Aamiin.

……………………………………………………………………

Geesta kale Shaqaalaha Shirkada Seed General Trading Co. oo kala ah  Cabdi Xusein Muxumed, C/raxmaan Cilmi Kaahin, Maxamed Guuleed Riiraash, Maxamed axmed cali (geeljire), Xamse Cabdi maxamed iyo Xaaskiisa Umal khayr C/raxman iyo caruurtiisa, Caduur aadan madar, C/rashiid Cismaan ciise,C/laahi Cabdi Ibraahim ,Mawliid Cabdi Nuur,C/laahi Dagal Dhinbiil,Maxamed Xaashi Daauud,Cabdi Xusein Waabari,Maxamed Cabdi Axmed,Ibraahim Maxmauud Cabdi,Siciid Cilmi Muxumed,Xasan Nuur Raage Iyo dhamaan Shaqaalaha Shirkada Seed General Trading Co. dadkaasi Waxay Tahniyad Dhalasho U Dirayaan..Xasan Cumar Nuur iyo Xaaskiisa Kaltuun Muxumed oo Caawa 12/6/2019, Gabadhii ugu dhalatay Cisbitaalka Gargar ee Magaalada Hargeysa, Waxaan Illaahay uga baryayaan inuu ka dhigo midi dalkeega, dadkeega iyo diinteedaba anfacda. Aamiin Aamiin Aamiin

LEAVE A REPLY