Daawo Muuqaal: Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta SONYO + SAWIRRO

0
1074

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta Xadhiga Ka Jaray Dhismaha cusub ee Labada Dabaq ah oo loo dhisay Daladda Dhalinyarada Somaliland ee SONYO.

dallada sonyo3
iyado munaasibadii dhismahaasi xadhiga lagaga jarayay ay ka soo qayb galeen Madaxmweyne Siilaanyo, Xubno ka tirsan Golahiisa wasiirada, Siyaasiyiin ka tirsan Xisbiyada Mucaaridka ah Wadani , UCID , ururada bulshada rayidka ah, Hay’adaha samafalka caalamiga ah , Madax dhaqamadeedka Somaliland, qaybo ka tirsan bulshada Somaliland sida Ganacasadtada, culimo awdiinka, ardayda Jamcadaha, kuwa dugsiyada dalka, Marti sharaf kale oo tiro badan.

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO

MadaxweyneSiilaanyo ayaa maanta Xadhiga Ka Jaray Dhismaha SONYO
MadaxweyneSiilaanyo ayaa maanta Xadhiga Ka Jaray Dhismaha SONYO

113(2).jpg

sonyo16

 

 

Shiine Cilmi HargeisaPress News Desk  
info@hargeisaPress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here