Daawo Muuqaal: Dad Danyara Oo Laga Raray Xarun Wakaaladda Biyuhu Ka Dhisayso Kayd Biyood Oo Maanta Loo Qaybiyey Guryo Ay Degaan.

0
987

Hargeysa, (HargeisaPress) — 145 Qoys oo deganaa labada barakood ee kala ah Barkada weyn ee ku taalaa sheekaha oo  Wakaaladda Biyuhu Ka Dhisayso Kayd Biyood Oo Maanta Loo Qaybiyey Guryo Ay Degaan guryo cusub oo looga dhisay gobta loo bixiyay Jimcaale area,taas oo lacagteeda ay bixisay Dawlada Japan fuliseyna Haayada UN Habitat dhismaheeda

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here