Daawo: Khudbadihii Waxgaradka iyo Masuuliyiinta Degmadda Sheekh U Jeediyeen Madaxweynaha

0
693

Sheekh (Hargeisa Press.com): Weftigii uu hogaaminayay madaxweynaha Somaliland oo maalmahan bas afar ku marayay goboladda bariga dalka ayaa galabta soo gaadhay magaaladda Berbera.

Weftiga oo xalay u hoyday magaaladda Burco ayaa maanta gelinkii danbe ka soo baxay halkaas, iyadoo magaalooyinka iyo degaamadda u dhexeeya Berbera iyo Burco ay soo dhawayn diiran kala kulmeen.

Markii wetfigu soo gaadhay degmadda Sheekh ee gobolka Saaxil ayaa madaxweynuhu dadweynihii isku soo baxay la hadlay.

Iyadoo sidoo kale na masuuliyiinta degmadaasi, odayaasha, waxgaradka iyo xubno kale ay halkaas hadal ka jeediyeen.

Daawo Hadaladii Waxgaradka reer Sheekh Ka Jeediyeen Markii Madaxweynaha iyo Weftigiisu Halkaa Ku hakadeen:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here