OGAYSIIS: Ku Baro Qur’aanka Kariimka Online Meel Kastoo Aad Aduunka Ka Joogtoa

0
1142

MARKAZ.CILMIHargeysa — Bushaaraddaan idiin sido idinkuna bilkhayr dhaha marabtaa inaad ku barato quraanka adigoo joogaa gurigaa xafiiskaag hadii ay jawaabtu tahay haa la xidhiidh ooh ore u gaadh markiska daarul cilmi oo ku caan baxay barista quraanka ka riimka ah

Markisu Daarul Cilmi   waxaa kuugu diyaara macalimiin somaliyed oo kubaridoona Quraanka oo kuugu dhigaya tajwiid lana xifdiyayo lalana subcinayo ardayga,waliba macalimiintaasu khibrad dheerada u leh sida loogu dhigo onlineka waxbarashadan kala duwan, waxaa intaa kuu dheer dhamaan shareecada islaamka oo laguu dhigi doono, qofkaste meesha uu laqabsankaro ,waxana dugsiga wax kadhigankara dhamaan qaybaha bulshada, qof yar iyo qof waynba rag iyo dumarba.

 

sidoo kale machadku waxaa uu siiyaa waalidiinta iyo caruurtaba dhiiri-galin tartan aqoomeedyo iyo tababar Xagga Diinta ,Dhaqanka iyo Af-soomaaliga

Takale machadku waxaa uu bixinayaa luqadaha sida Arabiga , Englishta , somaliga iwm, sidoo kale waxaa uu dhigaya xisaabta isaga oo machadku kugu baridoon xisaabta luqado kale duwan sida English, carabiga oo lagugu sharaxayo xisaabta herarkeeda kala duwan.

 

Wixii faah faahina kala xidhiidh

TELL:525261 Mobil:0634211296

SKYPE:MARKAZ.CILMI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here