Cabdiraxman Cirrow Banaanka Soo Istaag Hadaad Tahay Musharax Madaxweyne Waxba Ha Ku Gaban Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland By Jaamac C/Laahi Biime

0
1043

maqaalUmmada Reer Somaliland Waxey La Yaabantahay Laba Wajiilaynta Gudoomiyaha Wakiilada Somaliland Md Cabdiraxman Cirro ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI Ila Haddana Si Rasmi ah Loo Ogayn Ino yahay Musharaxa Madaxweyne Axmed ee Xisbiga WADANI Uga Dhex Tartami Doona Iyado aan Ila Hadda Xisbiga WADANI Qabsan Shirweynahoodi Golaha Dhex WADANI.

 

Waxu Gudoomiye Cirro Dirqi Kaga Badbaaday In Xilka Barlamanka Somaliland Laga Tuuro Iyado ay Golaha Guurtida Iyo Xukummada Kala Dhex Dhexaadiyeen Masuuliyinti Kuxigeenada Golaha Wakiilada Iyo Gudoomiya Iyado Kadibna Loo Qabtay ila Bisha Octoobar in wax Mooshin Lagu soo Rogin Gudoomiyaha Barlamanka ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani, waxaana Xukummado Iyo Kuxigeendiiso Ka Aqbaleen Go’aanadaasi.

 

Waxa Hadda Suuqa La Hadal haya in Mooshinki Dib uu Soo Laabtay, Iyado Loo Baahanyahay Ino Gudoomiyaha Barlamanko Labadan Xil ee Isko Hayo ama Marba uu Mid Ku gabanayo Iskaga Baxo, Banaanka Is Keeno Haddo Ku Eekaanayo Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Loona Dooranaya Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Wadani ama Ino Ku eekaanayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada.

 

 

Waa Billahi Towfiiq

Jaamac C/Laahi Biime

London

LEAVE A REPLY