18 May: Xaflad Balaadhan oo lagu xusayay Munaasibadda 18 may ayaa lagu qabtay Magaalada Stutgart ee Jarmalka + DAAWO SAWIRADDA

0
1033

Stuttgart, (HargeisaPress) — Halkan Ka Daawo Sawiro Xaflad aad U Balaadhan oo ay Jaaliyada Somaliland ee Magaalada Stutgart ee Dalka Jarmalku ugu Dabaal Dageen Xuska 18 May.

11256175_10205574229689609_1765080848_n (1)11117562_10205574229889614_767600617_n

Waxa Magaalada  Stutgart ee Dalka Jarmalka Ka Qabsoontay  Xaflad  aad Ubalaadhan   oo ay Jaaliyada Somaliland ee  Qaybo Kamid ah Gobolada Dalka Jarmalka  ugu Dabaaldegaysay Xuska Munasibada  24 Guura Kasoo Wareegtay Maalinta Madaxbanaanida  Jahuuriyada Somaliland, Xafladan oo ahayd tii ugu Nidaamka Fiicnay  ee  Sannadkan lagu Qabtay Dalka Jarmalka ayaa Waxa Soo Qayb Galay Wax Garadka  Hormuudka  iyo Hogaanka Jaaliyada Guud  ee Dalka Jarmalka,.

11301466_10205574229929615_1734058156_n11294529_10205574231089644_519804640_o

Waxa kale oo Xaflada Stutgart  ee Dalka Jarmalka  Jaaliyada Somaliland   kal qayb galay Fanaaniin  iyo Abwaano Caana kuwaas oo Masraxiyad aad Usaraysa  Kusoo Bandhigay Xaflada Xuska  18 May  ee Stutgart Xaflada ayaa ku Bilaabantay Habmaamuus aad Usareeyan Kuna Soo Dhamaatay Xasilooni  iyo Farxad aad  ubalaadhan oo kasoo Qayb galayaasha  iyo Qabanqaabiyaashiiba Wajiyadooda  kalaga Dheehanayay.

 

 

 

 

Wariye Abdikariim Qoorgaab – Stutgart
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here