Dawlada Itoobiya Oo Markale Shaacisay In Heshiiska Ay Somaliland La Gashay Uu Waafaqsan Yahay Sharciga Caalamiga Ah

0
140

ADDIS ABABA,(HargeisaPress)– Dawlada itoobiya ayaa markale cadaysay in heshiiska is afgarad ee ay la gashay Somaliland uu waafaqsan yahay xeerarka caalamiga islamarkaana aanu ka hor imanayn sharciyada utaala caalamka maadama ay jamhuuriyada Somaliland tahay dalka madaxbanaan

Dhanka kale dawlada itoobiya ayaa uquus goysay sheegashadii indho la,aanta ahayd ee maamulka somaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here