Xubno Ka Tirsan ONLF Oo Lagu Xidhay Gobolka Qoraxay Ee DDS

0
551

Qoraxay (Hargeisa Press): Magaaladda Qoraxay ee DDS Itoobiya waxaa lagu xidhay laba xubnood oo ka tirsan ururka ONLF.

Halkaasoo ururku uu ku qabsanayay shir ama kulan lagu xusayay laba sanno guuradda ka soo wareegtay markii ONLF ay heshiiska la saxeexatay dawladda Itoobiya.

Af-hayeenka ONLF Cadaani Hirmooge, ayaa sheegay in aanay ilaa hadda si cad u ogayn sababta loo xidhay saddexdaasi masuul.

Waxaanu sharci darro ku tilmaamay xadhiga lagula kacay masuuliyiintaasi ka tirsan jabhadda ONLF.

Halkan Ka Dhegayso Cadaani Hirmooge Oo Arrimahaas Ka Hadlaya:

 

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here