Hargeisa (Hargeisa Press)- Xisbiga mucaaradka ee UCID ayaa fariin ku aadan arrimaha doorashooyinka u diray murashaxiinta.
Xoghayaha warfaafinta xisbiga UCID Yuusuf Kayse C/laahi, ayaa ugu baaqay masuuliyiinta xisbigaasi ee goboladda iyo degmooyinka dalka in ay xogta murashaxiinta u gudbiyaan komishanka doorashooyinka.
Yuusuf Kayse C/laahi, oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta xisbiga ee Hargaysa ayaa faray in berito faylasha nurashaxiinta lagu xereeyo xarumaha komishanka ee heer gobol.
https://youtu.be/hq2PCgcHi4g