Hargeysa,(HargeisaPress) — Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxay ka hadleen halka ay marayso dacwadii ay dhawaan ka gudbiyeen xildhibaano ka tirsanaa golayaasha deegaanka oo ka baxay xisbiga UCID kuna biirey xisbiga KULMIYE.
Waxaana ay masuuliyiintani eedaymo usoo jeediyeengudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali iyo masuuliyiinta xisbiga KULMIYE.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @Hargeisa