Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Dacwadii Ay Ka Gudbiyeen Xildhibaano Ka Tirsan Golayaasha Deegaanka Eedaymo-na Usoo Jeediyey Gudoomiyaha Maxkamadda Sare

0
1146

Hargeysa,(HargeisaPress) — Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxay ka hadleen halka ay marayso dacwadii ay dhawaan ka gudbiyeen xildhibaano ka tirsanaa golayaasha deegaanka oo ka baxay xisbiga UCID kuna biirey xisbiga KULMIYE.

Waxaana ay masuuliyiintani eedaymo usoo jeediyeengudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali iyo masuuliyiinta xisbiga KULMIYE.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @Hargeisa

LEAVE A REPLY