Muqdisho (Hargeisa Press)- Xisbiga Cahdi oo ka mid ah xisbiyada ka jira Soomaaliya ayaa waxaa uu war-saxaafadeed ka soo saaray xaalada Soomaaliya.
War-saxaafadeedkan uu xisbiga Cahdi soo saaray ayaa sidoo kale arimaha uu ka hadley waxaa ka mid ah Siyaasada hada ka jirta Soomaaliya iyo arimaha doorashooyinka.