Xisbiga CAHDI oo War-saxaafadeed Ka Soo Saaray Xaalada Soomaaliya

0
1347

Muqdisho (Hargeisa Press)- Xisbiga Cahdi oo ka mid ah xisbiyada ka jira Soomaaliya ayaa waxaa uu war-saxaafadeed ka soo saaray xaalada Soomaaliya.

War-saxaafadeedkan uu xisbiga Cahdi soo saaray ayaa sidoo kale arimaha uu ka hadley waxaa ka mid ah Siyaasada hada ka jirta Soomaaliya iyo arimaha doorashooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here