Hargaysa (Hap): Xukuumadda Somaliland ayaa bulshadda kula dar-daarantay in ay si buuxda u qaataan talaalka caavuqa Coronavirus.
Xili uu wadamo badan oo caalamka ah si weyn ugu faafay mawjadda saddexaad ee xanuunka Covid-19-ka.
Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye, oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa dhamaanab dadweynaha ku booriyay in ay is talaalaan.
DAAWO:Dr. Xergeeye Oo Fariintaasi Bulshadda u Diraya:
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.