Wasiirro Xadhiga Ka Jaray Ceel Biyood Laga Hirgeliyay Degmadda Lughaya

0
495

Lughaya (Hargeisa Press)- Xubno ka mid ah golaha Wasiiradda Somaliland, ayaa maanta xadhiga ka jaray Ceel Riig ah oo laga hir-galiyey deegaanka Gar-gaara bari ee degmada Lughaya..

Wasiiradaasi oo maalmahan ba safar shaqo ku maraya deegaamo ka tirsan gobolka Selel, ayaa ceelkan ay maanta xadhiga ka jareen uu noqonayaa kii labaad.

Waxaana hirgelinta ceel biyoodkaasi iska kaashaday wasaaradda Biyaha Somaliland, iyo haayadda Save The Children.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here