Wasiirro Kormeer Ku Soo Maray Deegaamadda Barriga Gobolka Saaxil

0
757

Berbera (Hargeisa Press)- Wefti isugu jira wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland, agaasimeyaal guud, iyo masuuliyiin kale, ayaa maanta kormeer ku soo maray deegaamo ka tirsan gobolka Saaxil.

Weftigaasi oo uu hogaaminayo Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa kormeerkoodda ku soo maray degaamadda Barriga gobolka Saaxil.

Waxaanay weftigani kulamo lay qaateen odayaasha, iyo waxgaradka deegamaadii ay kormeerka ku soo mareen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here