Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaarada Warshadaha Somaliland Mud. Shucayb Maxamed Muuse ayaa maanta magaalada hargeysa ka dhagax dhigay warshad laga leeyahay dalka chine oo samayn doonta qalabka kala duwan eek u shaqeeya cadceeda tamarta.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa