Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland
Marwo Shukri Xaaji Imaacil Baandare, ayaa sheegtay in la xidhaayo seerayaasha dalka.
Waxaanay shacabka degan meelaha laga xidhayo seereyaaaha ugu baaqday inay ka baxaan seerayaasha wasaaraddana ay kala shaqeeyaan hawshani.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.