Wasiirka Caafimaadka Oo Ka Dhawaajiyey Inay Xal Ka Gaadheen Xanuunka Shubka Biyoodka Oo Ka Dilaacay Deegaano Ka Tirsan Somaliland

0
1762

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-Toosiye” oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in ay xal ka gaadheen ka wasaarad ahaan xanuunka Shuban Biyoodka oo ka dilaacay deegaano ka tirsan gobolada galbeedka Somaliland,sidoo kalena waxa uu ka hadlay sida ay uga qayb qaateen gurmadka dadka ay abaaruhu saameeyeen.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here