Wasiir Cusub Ee Wasaaradda Dalxiiska Iyo Dhaqanka Somaliland Oo Ka Hadlay Qorshayaasha Wasaaradiisa Horyaala Iyo Waxa Uga Meel Yaala Shaqadiisii Hore

0
969

Hargeysa,(HP) β€”Wasiirka cusub ee wasaaradda dalxiiska iyo dhaqanka Somaliland Khadar Xaaji Yuusuf ayaa ka hadlay qorshayaasha uga meel yaala wasaaradda loo magacaabay.

Sidoo kalena waxa uu wasiirku ka hadlay waxa uga meel yaala shaqadiisii hore intii aan loo magacaabin wasiirka oo ahayd macalinimo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here