Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Kulan La Yeeshay Baarlamaanka Sweden

0
809

Sweden (Hargeisa Press)- Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamuud, ayaa kulamo la yeeshay masuuliyiin ka tirsan dawladda dalka Sweden.

Waxaanu wasiirku kulan la yeeshay xildhibaanadda guddiga joogta ah ee arrimaha dibadda u qaabilsan baarlamaanka dalka Sweden.


Wasiir Ciise Kayd, oo safar shaqo ku maraya dalka Sweden waxaa wehelinayay ergayga Somaliland u qaabilsan wada hadaladda Somaliland Dr. Edna Aadan Ismaaciil, iyo safiirka JSL u fadhiya dalkan Sweden Sekeriye Wacays.

DAAWO: Wasiir Arrimaha Dibadda JSL Oo Kulan La Yeeshay Baarlamaanka Sweden:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here