Wasaaradda Tignoolajiyadda Oo Qabatay Kulan Ku Saabsan Hirgelinta Xeer-nidaamiyaha Hirarka

0
490

Hargaysa (HP): Wasaaradda Tignoolajiyadda iyo Isgaadhsiinta Somaliland ayaa maanta telefishanadda dalka ka hawl gala u qabatay kulan ku saabsan hirgelinta xeer nidaamiyaha hirrarka.
Kulankaasi oo ka qabsoomay magaaladda Hargaysa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda isgaadhsiinta iyo xubno ka socday telefishanadda madaxa banaan ee ka hawl gala Somaliland.


Waxaana kulankaasi lagu falan qeeyay sidii looga faa’iidaysan hirarka isgaadhsiinta.
Iyadoo loo raacayo xeer-nidaamiyaha hirarka kaybaladda isgaadhsiinta ee Somaliland.

Sida uu sheegay agaasimaha waaxda isgaadhsiinta ee wasaaradda Tignoolajiyadda Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here