Wasaaradda Deegaanka oo Dalka Ka Fulinaysa Olole Dhir Beeris ah

0
468

Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasaaradda Deegaanka, iyo Isbedelka cimiladda Somaliland, ayaa shaacisay in ay olole dhir beeris ah guud ahaanba goboladda dalka ka fulinayso.

Dhirtaasi oo tiradeedu gaadhayso 200, 000 oo kun oo geed ayaa loogu tallo galay in loo qaybiyo bulshadda, taasoo lagu diyaariyay dhamaanba goboladda dalka iyo xarunta dhir kobcinta Hargaysa.

Waxaana dhirtaasi loogu tallo galay in la beerro xili roobaadkan Dayrta, iyadoo na bulshada reer Somaliland lagu siin doonaa si lacag la’aan ah.

Sida ay sheegtay wasiirka wasaaradda Deegaanka, iyo Isbedelka cimiladda Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, iyo agaasimaha waaxda dhirta ee wasaaradaasi oo warbaahinta la hadlay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here