Wasaaradda Caafimaadka JSL Oo Tababar U Qabatay Shaqaalaha

0
211

Hargaysa (HP): Wasaaradda Caafimaadka JSL, oo kaashanaysa hay’adda UNFPA ayaa maanta tababar u qabatay Shaqaalaha ka hawl-gala goobaha Caafimaad ee gaarka loo leeyahay.

Tababarkan ayaa ku saabsana adeega Kalla-korinta Ubadka, si loo hirgeliyo siyaasada wasaaradda horumarinta Caafimaadka ee Kala-korinta carruurta.

Tababarkan oo ay ka faa’iidaysan doonaan Shaqaale ka kala yumid dhamaan gobolladda dalka.

Waxaanu tababarkanu socon doonaa muddo 10-cisho, ayaa la rabba in uu wax weyn ka taro sidii bulshada lagu dhiirigelinlahaa faa’idadada Kala-korinta Ubadku Iu leedahay Hooyadda iyo dhalaanka.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here