Kampala (HP): Warbixin:-Xaalada siyaasadeed ee Xisbiga Kulmiye iyo Khilaafyada ka dhexjira ee xumada Shirweynaha 8aad ee golaha dhexe sababay.
Muuse Biixi oo shir beeleedyo sahamin u ah musharaxnimadiisa la yeeshay Beelaha Hargeysa, Berbera & Burco iyo natiijo dhinaca taban u badan oo uu kala kulmay.
Maxamed Kaahin oo mugdi geliyey musharaxnimada Muuse Biixi iyo khilaaf joog hoose ku socda oo u dhaxeeya.
https://youtu.be/ppetXBlleDE