Wafti Ka Socda Shirkad Ganacsi Oo Laga Leeyahay Dalka Maraykanka Oo Gaadhay Magaalada Berbera,Wasiiro Xukuumadda Ka Tirsan Oo Soo Dhaweeyey Iyo Ujeedada Socdaalkooda

0
1022

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wafti balaadhan oo ka socda shirkad ganacsi oo laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa maanta socdaal ku tagey magaalada Berbera,waxaana halkaasi kusoo dhaweeyey wasiiro ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.

https://youtu.be/TX3iJl4tY2w

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here