Ururka SOLLA Oo Tacsi U Diraya Marxuum Mahad Cabdi Maxamed Oo Hargaysa Ku Geeriyooday

0
1338

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Ururka qareenadda Somaliland ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano SOLLA ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ALLE ha u anxariistee marxuum Mahad Cabdi Maxamed,  oo maanta ku geeriyooday Magaaladda Hargeisa.

Sida lagu sheegay dhambaal tacsi oo uu shebekadda Hargeisa Press soo gaadhsiiyay guddoomiyaha ururka qareenadda Somaliland Maxamed Maxamuud Xaashi.

Dhambaalka tacsida ahna waxa uu u dhignaa sidan:

TACSI

Guddomiyaha ururka qareenada Somaliland ee SoLLA, isaga oo ku hadlaya magaca ururka qareenadda waxa uu tacsi tiiranyo leh u dirayaa gar-yaqan Mahad Cabdi Maxamed,  oo ka mid ahaa ururka qareenada Somaliland   oo maanta ku geeriyooday Magaaladda Hargeisa.

INAA LI LAAHI WA INAA ILAYHU RAAJICUUN. Waxaanu ILLAAHAY SWT marxuumka uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo.

Qoyska, qaraabadda, ehelka iyo asxaabta uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here