Tartanka Qiraa’ooyinka Quraanka Kariimka ah Oo Lagu Qabtay Hargaysa

0
732

Hargaysa (Hargeisa Press): Tartanka qiraa’ooyinka quraanka kariimka ah ayaa lagu qabtay caasimadda Somaliland ee Hargaysa.
Munaasibadda tartankaasi waxaa furay wasiirka wasaaradda diinta iyoawqaafta Somaliland, agaasimaha guud ee wasaaradaasi.
Culimaw-diin ka socday wadamo islaam ah, iyo culimo reer Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo: Warkaasi:


Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here