“Taliyaha Ciidanka Qaranku Wuu Nasiib Badan Yahay, Wuxuna Mudan Yahay In La Dalacsiiyo”Siyaasi Rashiid.

0
646

Hargeysa— Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari(Sheekhul axmarka) oo kamid ah siyaasiyiin sare ee xisbiga wadani horena dhowr jeer oo hore madaxwaynaha ugu baaqay in uu cafiyo jabhada col caare ayaa soo dhaweeyay soo afjarida arintaasi isagoo bogaadiyay cidkasta oo ka shaqaysay soo afjarida khilaafkii xukuumada iyo col caare.

Sidoo kale siyaasi rashiid jaamac dhari ayaa sheegay in jabhada SSC oo dib uga soo cusboonaatay gobolka sool aanay wax micnaha wakhtigan samaynin isagoo sheegay in ay buuhoodle iyo soolka ay ku filan yihiin wasiirada madaxwaynuhu umagacaabay gobolkaa ee ay hormuud ka yihiin wasiir qambi iyo koore.

Dhanka kale siyaasi rashiid ayaa xusyay dadaal uu taliyaha ciidanka qaranku ku leeyahay soo xaraynta jabhadan col caare iyo tii lagaga dhawaaqay awdalba isagoo ku baaqay in taliye Nuux Mudan yahay in la dalacsiiyo yahay masuul nasiib badan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here