Gudoomiyaha haya’ada Shaqalaha Dawlada Soomaliland Oo Hortagay Golaha Guurtida.

0
692

Hargaysa,(HargeisaPress)- Gudoomiyaha Haya’adda Shaqalaha Dawlada Somaliland Farxaan Adan haybe ayaa maanta Hortagay Gudida Joogtada ee Golaha Guurtida Somaliland.

Kulan ay gudida Joogtada golaha guurtida ay la qateen gudoomiyaha Haya’da Shaqalaha Dawlada ayaa ahayd ujadadiisu ahayd inay xog badan ka ogadaan hanaanka Shaqo ee ka dhex socota Haya’ada shaqalada dawlada waxanay warbixin dheer ka dhagayteen gudoomiyaha haya’ayaddq Shaqalaha Farxaan waxana uu ka earamay waxyabaha qabsoomay iyo qorshaha u dajisan.
Dhinaca kale Gudoomiayaha Haya’ada Dawlada shaqalaha Soomaliland mudane Arxaan ayaa geestiisa ka hadlay,kana waramay kulanka dhexmaray Isaga iyo Gudida golaha guurtida Soomaliland waxana uu sheegay inay wadagayeen hanaanka shaqo iyo qorshayasha ay haya’adadu damacsan tahay.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here