Hargeysa, (HargeisaPress) — Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani Oo Dhanbaal Tacsi u Diray Ehelkii iyo Ciidmada Qaranka Somaliland Ee Ka Baxay Alle ha u naxariistee Gaashaanle Sare Faysal Kaamil Ciise.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP